safri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Badeeco meel fog u iibgeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safri

arah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rhay, -rahday; -rhi)
Dad in ay soo gurtaan qaraab miro, xabag, caws iwm u safrid; arahdoon. ld arahdoon².

duul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaarad iwm ku safrid.

goosh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Iskaga g.: bad, dhul, cir ku safrid.

heeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Wax la jaray noqosho. 2. Heerin u safrid.

kabaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura. 2. Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.

safrid [m.f.dh]
eeg safar³.

safrin [m.f.dh]
eeg safri.

saf [m.l] (-faf, m.l)
Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.

saf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax saf gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg