sagaalle
(m.l) (-layaal, m.l)

Xaashi turub oo sagaal dhibcood leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagaalle

sagaal [m.l.t.]
Tirada siddeedda iyo tobanka u dhexeysa; “9”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg