sagaashameeye
(m.l.t.)

Tiro qiyaas ahaan sagashan u dhow. ld sagaashameeyo, sagaashaneeye, sagaashaneeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagaashameeye

sagaashameeyo [m.dh.t]
ld sagaashameeye.

sagaashaneeye [m.l.t.]
ld sagaashameeye.

sagaashaneeyo [m.dh.t]
ld sagaashameeye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg