sagaashan
(m.l.t.)

Tiro ka kooban sagaal meelood oo min toban ah; sagaal tobnaad; “90”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagaashan

kumaad [m.l.t]
Derajada sagaal boqol sagaashan iyo sagaal ka hooseyso.

sagaashamaad [m.l.t.j]
ld sagaashanaad.

sagaashameeye [m.l.t.]
Tiro qiyaas ahaan sagashan u dhow. ld sagaashameeyo, sagaashaneeye, sagaashaneeyo.

sagaashanaad [m.l.t.j]
Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma sagaashanka. ld saga-shamaad.

sagaashaneeye [m.l.t.]
ld sagaashameeye.

sagaashaneeyo [m.dh.t]
ld sagaashameeye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg