sagal
(m.l)

Daliigo cas-cas oo moodda galbeed u eg oo xilliga roobka aroortii cirka ku dhigma.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagal

sagli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Cir aroor hore sagal yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg