sagan
(m.dh)

Godob, utun, aano, dakano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagan

sagandaaq [m.l] (-qyo, m.dh)
Ugaarta keeda lab oo inta tamar yareeyo raxanta ka taga ee gooni-joog noqda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg