subagle
(m.l)

Geed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh subagle

subag [m.l]
1. Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo harta. 2. Baruurta la shiilo miidda ka soo baxda oo aan fariisan.

subag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bkay, -bagtay; -bki)
Wax subag marin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg