subko
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-kaday, -katay)

Subag mar-sasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh subko

saalimow [m.l]
Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.

xabeed [m.dh]
(c.nafl.) Walax isjiidanayso oo ay ku dhiijiyaan unugyada “goblet” xuub xabeedka korkiisa si uu u ilaaliyo una subko, iyo si uu u soo dabo bakteeriyada, saxarrada boodhka iwm.

subkasho [m.f.dh]
eeg subko. ld subkad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg