sugid
(m.f.dh)

eeg sug². ld sugitaan, sugniin.

sugid
(m.f.dh)

eeg sug. ld sugitaan, sugniin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sugid

nabadsugid [m.dh]
Ciidan ka tirsan ciidammada qalabka sida oo u xilasaaran la socoshada deggenaanta iyo nabadgelyada dalka.

oksiin [m.dh] (-no, m.dh)
(baay.) Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.

ahaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax xalaad gaar ah ku sugid.

akid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid ra'yigeeda ku raacid. 2. War hore loo sheegay xogtiisa sugid.

aqoonsi [m.l]
1. Warqadda a.ga: dokumenti rasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawir iyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa. 2. Warqadda citiraafka. 3. ld aqoonsasho.

beeqbaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Hanti cid ka sugid.

dhawr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho.

dhawritaan [m.l]
1. Ilaalinta wax dhibaato laga ilaaliyo. 2. Eegidda indhaha wax lagu fiiriyo. 3. Sugidda cid la sugo. ld dhawrid.

dherer [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(ray, -rtay) 1. (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho. 2. (f.mg) Taagnaan; likaysnaan.

dherertoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U dh.: aad u sugid; raagsasho; daahsasho.

sųg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax imaatinkooda dhawrid.

sug [m.l]
Yaraan; guridambays; cirrannuug.

sug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax xaqiiqdooda helid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg