sugul
(m.l/dh.kh)

S. ah: midab aad u madow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sugul

sųg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax imaatinkooda dhawrid.

sug [m.l]
Yaraan; guridambays; cirrannuug.

sug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax xaqiiqdooda helid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg