sujuud
(m.dh) (-do, m.l)

Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.

sujuud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sujuud

rakcad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Dhaqdhaqaaq salaadeed oo ka kooban, taagnaan ay ku xigto hal rakuuc, kor u toosid iyo laba sujuudood. ld ragcad, rakacad.

sujuudid [m.f.dh]
eeg sujuud².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg