sujuudid
(m.f.dh)

eeg sujuud².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sujuudid

sujuud [m.dh] (-do, m.l)
Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.

sujuud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg