suke
(m.l) (-kayaal, m.l/dh)1. Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah. 2. Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo. ld soke².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suke ↴
soke [m.l]
ld suke.
sukee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-keeyay, -keysay)
Kali ka dhigid.
sukeyn [m.f.dh]
eeg sukee. ld sukeys.
sukeys [m.l]
ld sukeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg