sukeyn
(m.f.dh)

eeg sukee. ld sukeys.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sukeyn

sukeys [m.l]
ld sukeyn.

suke [m.l] (-kayaal, m.l/dh)
1. Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah. 2. Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo. ld soke².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg