sukeys
(m.l)

ld sukeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sukeys

sukeyn [m.f.dh]
eeg sukee. ld sukeys.

suke [m.l] (-kayaal, m.l/dh)
1. Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah. 2. Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo. ld soke².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg