sukuliye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Tib weyn oo badarka lagu sukulo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sukuliye

shukul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -uùshay)
1. Wax sukuliye ku tumid. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar tumid. 3. Digir duban qob ka qaadid. ld sukul².

sukulo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ushay, -ulatay)
1. Wax sukuliye ku tumasho. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar u tumasho. 3. Digir duban qob ka qaadasho. ld shukulo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg