suldanad
(m.dh)

(siyaa.) Meel uu xukumo, ama xukumi jirey suldaan. Waxaa aad looga isticmalaa dhulka Islaamka. ld saldanad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suldanad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg