sulfatar
(m.l) (-ro, m.dh)

(jool.) Dhul fulkaano oo aaney ka soo baxayn laarfa dhalaashan ama dambas, laakiin ay isdabajoog uga soo baxayaan uumi iyo neefo gaar ahi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sulfatar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg