sulman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Lax wan u taga u baahan ahaansho; asoollan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sulman

sulmanaan [m.f.dh]
eeg sulman. ld sulma-naansho.

sulmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sulmanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg