sulsul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ulay, -ushay)

ld sunsun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sulsul

siligle [m.l]
Hab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.

sulsulid [m.dh]
ld sunsumid.

sunsumid [m.f.dh]
eeg sunsun. ld sulsulid, susumid.

sunsun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg