suluf
(m.l)

ld suful.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suluf ↴

suful [m.dh]
1. ld sufur 2. Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah. 3. Hoog; belo. ld sufuul, suluf.

sulufaad [m.l]
Dhibaato ay dhaliyaan col iyo abaar.

sulufaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid.

sulufaadid [m.f.dh]
eeg sulufaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg