sulufaad
(m.l)

Dhibaato ay dhaliyaan col iyo abaar.

sulufaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sulufaad ↴

sulufaadid [m.f.dh]
eeg sulufaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg