sulufaadid
(m.f.dh)

eeg sulufaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sulufaadid ↴

sulufaad [m.l]
Dhibaato ay dhaliyaan col iyo abaar.

sulufaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg