sulux
(m.l)

1. Heshiis. 2. S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sulux

faarad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.

fowliil [m.l]
Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.

fowliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg