sumac
(m.l)

1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.

sumac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-mcay, -macday)

Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumac

sumcid [m.f.dh]
eeg sumac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg