sumad
(m.dh)

ld summad¹.

sumad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-untay, -umadday; -unti)

ld summad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumad

nuugitaannimo [m.dh]
(fiis.) Sumad . (Syn. la micnotahay isirka nuugidda). Cabbirka kartida walaxi ay ku nuugto kaah, waana saamiga kaaha ama burqad iftiimeedka la nuugay iyo kaaha ama burqad iftiimeedka abbaaraa.

summad [m.dh] (-do, m.l)
1. Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco. 2. Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan. ld sumad¹.

summad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xoolo iwm calaamad lagu kala sooco u yeelid. ld sumad².

suntid [m.f.dh]
eeg sumad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg