sumalhaad
(m.l)

Hiyikac walbahaar ku jiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumalhaad

sumalhaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sumalhaad ku ridid.

sumalhaadin [m.f.dh]
eeg sumalhaadi. ld su-malhaadis.

sumalhaadis [m.l]
ld sumalhaadin.

sumalhaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hiyikacsan ahaansho (qof).

sumalhaadsanaan [m.f.dh]
eeg sumalhaadsan. ld sumalhaadsanaansho.

sumalhaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sumalhaad-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg