sumalhaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax hiyikacsan ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumalhaadsan

sumalhaadsanaan [m.f.dh]
eeg sumalhaadsan. ld sumalhaadsanaansho.

sumalhaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sumalhaad-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg