sumayn
(m.f.dh)

eeg sumee. ld sumays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumayn

waabaayee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.

sumays [m.l]
ld sumayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg