sumays
(m.l)

ld sumayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumays

sumayn [m.f.dh]
eeg sumee. ld sumays.

sumaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la sumeeyey ahaansho.

sumaysnaan [m.f.dh]
eeg sumaysan. ld sumaysnaansho.

sumaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sumaysnaan.

sumow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax sumaysan noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg