sumaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la sumeeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumaysan

sumaysnaan [m.f.dh]
eeg sumaysan. ld sumaysnaansho.

sumow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax sumaysan noqosho.

sumays [m.l]
ld sumayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg