sumcan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-naa, -nayd)

Wax la sumcay ahaansho (badar).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumcan

sumcanaan [m.f.dh]
eeg sumcan. ld sumca-naansho.

sumcanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sumcanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg