sumee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

1. Nafley sun siin. 2. Wax sun ku darid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sumee

sumayn [m.f.dh]
eeg sumee. ld sumays.

sumaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la sumeeyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg