surgoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ooyay, -ooysay)

Cid nabar xoog leh surka kaga dhifasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surgoo

dhuun-goys [m.l]
(taar.) Qalab ama aalad loo isticmaal ijiray in dambiilayaasha lagu surgooyo, gaar ahaan waxa laga isticmaali jiray dalka Faransiiska waqtiyadii hore.

surgooyo [m.dh]
Nabar cid surka si xoog leh looga dhufto.

surgoyn [m.f.dh]
eeg surgoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg