surgooyo
(m.dh)

Nabar cid surka si xoog leh looga dhufto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surgooyo

dhuun-goys [m.l]
(taar.) Qalab ama aalad loo isticmaal ijiray in dambiilayaasha lagu surgooyo, gaar ahaan waxa laga isticmaali jiray dalka Faransiiska waqtiyadii hore.

surgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -ooysay)
Cid nabar xoog leh surka kaga dhifasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg