surqo
(m.dh)

Lo'dhaadheer, aan caal lahayn, oo caano badan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surqo

sur [m.l] (-rar, m.l)
Luqun; qoor.

sur [m.dh]
Malabka dhurduhu sameeyo.

sur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax siddo leh meel ka soo laalaadin. 2. Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg