surrad
(m.dh)

Alaabta guriga inta duubmi karta sida dermooyinka, rarada, kebdaha iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surrad

surrad-sare [m.l]
Xarig dheer, saan ka samaysan oo wax lagu raro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg