surweel
(m.l) (-llo, m.dh)

ld surwaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surweel

fasil [m.l]
Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).

fasil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).

surwaal [m.l] (-llo, m.dh)
Dhar badanaa raggu qaato oo lugaha ilaa dhexda qariya; targal. ld surweel.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg