suubbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax samayn. 2. Wax hagaajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suubbi

suubbin [m.f.dh]
eeg suubbi. ld suubbis.

suubbis [m.l]
1. Wax yar oo dheeri ah oo qof wax loo cabbirayo loo raacsho si loogu raali geliyo. 2. ld suubbin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg