suubbis
(m.l)

1. Wax yar oo dheeri ah oo qof wax loo cabbirayo loo raacsho si loogu raali geliyo. 2. ld suubbin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suubbis

suubbin [m.f.dh]
eeg suubbi. ld suubbis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg