suubsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax samay-san ahaansho. 2. Wax wanaangsan ahaan-sho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suubsan

suubsanaan [m.f.dh]
eeg suubsan. ld suub-sanaansho.

suubsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld suubsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg