suubso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Wax hagaagsasho. 2. Wax samaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suubso

suubsasho [m.f.dh]
eeg suubso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg