suud
(m.dh)

1. Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan. 2. Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suud

maasuud [m.l] (-dyo, m.dh)
Bir weyn oo libaax-badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.

maasuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Libaax - badeed maasuud ku dilid.

maasuudin [m.f.dh]
eeg maasuudi.

mabsuud [m.l]
ld maqsuud¹.

mabsuud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld maqsuud².

mabsuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maqsuudi.

mabsuudid [m.dh]
ld maqsuudid.

mabsuudin [m.dh]
ld maqsuudin.

maqsuud [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
M. ah: qof wuxuu rabo haysta. ld mabsuud¹.

maqsuud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qof raalli noqosho. ld mabsuud².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg