suuldhabaalayn
(m.f.dh)

eeg suuldhabaalee. ld suuldhabaalays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuldhabaalayn

jaawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).

suuldhabaalays [m.l]
ld suuldhabaalayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg