suuldhabaale
(m.l)

Suulka iyo fardhexaadda gacanta oo si xoog leh laysugu dhufto si looga soo saaro shanqar iyadoo wax loogu baaqayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuldhabaale

suuldhabaalayn [m.f.dh]
eeg suuldhabaalee. ld suuldhabaalays.

suuldhabaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Suuldhabaale samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg