suulgoranyo
(m.dh)

Hab lagu ciqaabo hal geel si loo oggolaysiiyo in la maalo. ld suulgorayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suulgoranyo

suulgoranyaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax si suulgoranyo ah u xiran ahaansho. ld suulgorayaysan.

suulgoranyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yesay)
Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. ld suulgorayee.

suulgorayo [m.dh]
ld suulgoranyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg