suunjeege
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

Suunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suunjeege

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg