suunni
(m.dh) (-iyo, m.l/-iyaal m.l/dh)

Mid ka mid ah timaha indhaha korkooda ku yaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suunni

suun [m.l] (-uuman, m.dh)
1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo. 2. Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado. 3. Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.

suun [m.dh]
1. Ur udgoon. 2. Daal iyo jiirago'safar dheer laga muto.

suun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uumay, -uuntay; -uumi)
Wax meel yaal ka qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg