suuqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax dhuuban oo caato ah noqosho.

suuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax dhuuban oo caato ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuqan

suuqmid [m.f.dh]
eeg suuqan¹.

suuqnaan [m.f.dh]
eeg suuqan². ld suuq-naansho.

suuq [m.l] (-qyo, m.dh)
Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg