suuqyo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Warmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuqyo

suuq [m.l] (-qyo, m.dh)
Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg